Madaxweyne Qoor Qoor oo kulmay Xildhibaanada laga soo doortay Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Hoyga uu ka deganyahay Magaalada Muqdisho casuumaad ugu sameeyay xubnaha labada Gole ee Barlamaanka JFS ee laga soo doorto Galmudug .   Kulankan waxa kasoo qeybgalay guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed Bukhaari, guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha shacabka Mudane Mahad Cabdalla … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo kulmay Xildhibaanada laga soo doortay Galmudug